RW Khayre oo la kulmay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha Afrika, Tibor P. Nagy oo dalka soo gaaray. Kulanka ayaa looga hadlay xariirka iyo iskaashiga labada dowladood, la dagaallanka argagaxisada iyo qorshaha deyn cafinta ee gebabeda maraya. Tibor P. Nagy oo Ra’iisul Wasaaraha uga mahad celiyay … Continue reading RW Khayre oo la kulmay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka (Sawirro)